Maamulka Hirshabeelle oo ka hadlay Saameynta Fatahaada uu ku yeesho xoolo dhaqatada.

0
5

Jowhar – ( Radio Isnaay) – Ganacsiyada waaweyn ee suuqyada Jowhar Waxaa door muhiim ah ka ciyaara ka ganacsiga xoolaha oo muhiimad weyn u leh bulshada, Suuqa xoolaha ee Jowhar ayaa maalinta sabtida ah laga dareema saxamad maadama kaliya malintaasi Deeganada jowhar laga keeno xoolo kaladuwan, iyadoo xiliyada qaar caqabad ku tahay Fatahada & roobka Sida wadooyinkii lasoo marsii laha xoolaha waxaana adkaata si xoolaha lagu soo gaarsiyo suuqa Magaalada Jowhar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here