Kulan looga hadlayay ka hortagga dagaal beeleedyada oo lagu qabtay Muqdisho.

0
5

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeyb-galay munaasabad loogu hadlaayay Doorka Haweenka iyo Dhalinyarada ee ka hortaga Dagaal Beeleedyada, Xoojinta Difaaca Qaran-nimada Soomaaliyeed.

Waxaa Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here