Beeraleyda Maandhere oo dib ubilaabay tacabka beeraha kadib fatahaadii Wabiga.

0
16

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada Maandheere waxa ay ka Mid tahay Tuulooyinka Hoosyimada Magaalada Jowhar Sido kale waa mid ka mid ah tuulooyinka sida Xawliga leh usoo Koraaya, Tuuladu waxa aay Muhiim u tahay ila iyo dhowr iyo Toban tuulo Oo adeegyo Caafimaad iyo Ganacsi usoo doonta.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here