Goob lagu hubin doonto badeecadaha ka baxa iyo kuwa kasoo dega garoonka oo laga hirgeliyay Muqdisho.

0
8

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga oo ay wehliso Maareeyaha Hay’adda Tayadhowrka Soomaaliyeed ayaa Garoonka Aadan Cadde ka daahfuray qeyb cusub oo ay hay’addu ku hubin doonto badeecadaha ka baxa iyo kuwa kasoo dega garoonka Aadan cadde.

Waxaa Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here