Aqoonyahanada Jowhar oo ka hadlay sida looga hortagi karo Fataahada wabiga.

0
28

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xiliyada roobaadka Waxaa Fatahado sameeyo wabiga Shabeelle kaa oo Saameyn ku Yeesha guud ahaanba deegaanada uu maro waxaana halkaa lagu waaya hanti ay ka mid tahay tacabka beeraha iyo deegaanada ay dadweynahu ku nool yihiin.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here