Arday Baratay Xirfadaha Farsamada Gacanta oo Munaasabad Loogu qabtay Magaalada Baraawe.

0
13

Jowhar (Isnaay Radio) Magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa lagu qabtay Munaasabad ay ku qalin jibinayeen 100 arday oo Baratay xirfadaha farsamada Gacanta.

Munaasabadda ay ardayda ku qalin jibinayeen ayaa waxaa ka qeeybagalay Wasiiro ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed, Maamulka Degmada Baraawe, Madaxda Hay’adda Newweys iyo Marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya= Cabdifitaax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here