Tababar Sare loogu qaadayo xirfadda Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho.

0
13

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Golaha Warbaahinta Soomaaliyeed ee (GWS) oo kaashanaya Xafiiska UNSOM ayaa maanta Muqdisho ku qabtay tababar ku saabsan kor u qaadida aqoonta iyo xirfadda wariyaasha Soomaaliyeed.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here