Kooxda Midnimo oo 5&1 ku Garaacday Kooxda Horseed.

0
13
Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyadoo si qurux badan uu u socdo Tartanka kooxaha heerka koowaad ee Magaalada Jowhar ayaa shalay galab  ciyaar xiiso badan waxaa ay ku dhex martay kooxaha Horseed & Midnimo.
Ciyaartaan ayaa qeybtii hore waxaa ay ku soo idlaatay 0 & 0 .
Wadatashi dheer ka dib oo labada kooxood ayaa dib la isugu soo laabtay.
Kooxda Midnimo ayaa 5 & 1 ugu awood sheegatay Kooxda Midnimo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here