Deeq Xoolo ah oo la gaarsiiyay dad danyar oo ku nool Baydhabo.

0
20

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – In ka badan 50 qoys oo isugu jira Beeraley iyo Xoola dhaqato oo saameyn ku yeeshey Abaarihii dalka ku dhuftey oo sababey Isbadelka Cimilada ayaa ka faa’ideystey Masharuuca cagaaran ee Gargaarka Bani’aadamka ay ka hirgalisey Hay’adda SOS Magaalada Baydhabo.

Waxaa Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here