Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Maryan Maxamed Xuseen ayaa maanta Muqdisho ka daah-furtay barnaamijka horumarinta xirfadda oo ah mid loogu talogalay In sare loogu qaado aqoonta iyo xirfadda Umulisooyinka Soomaaliyeed, si ay dhankooda adeeg caafimaad oo hufan, tayana leh u siiyaan hooyada iyo dhallaanka.
Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.