Guddiga Gurmadka Suuqa Xaafadda Hanti-Wadaag oo lagu Wareejiyay deeq lacageed.

0
42

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddiga taakuleynta Suuqa weyn ee Xaafadda Hantiwaadag oo bishii hore uu ka kacay dab xoogan ayaa lagu wareejiyay deeq lacageed oo ka timid jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Norway.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here