Bulshada Jowhar oo looga digay halista Cudurka Busbuska.

0
52

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Busbuska waa caabuq uu keeno fayras, Kiisaska badankoodu waxay ku dhacaan carruurta da’doodu ka yar tahay 15, laakiin carruurta waaweyn iyo dadka da,da ah way ku dhici karaan. Waxay si fudud ugu faaftaa bulshada dhexdeeda.

Waxaa Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here