Amaro laga soo Saaray dhismayasha Laga Dhiso Xeebaha Badda

0
10

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Gaadiidka Badda Iyo Dekadaha xukuummada fedaraalka Soomaaliya ayaa digniino kasoo saartay dhismayaasha sharci daradda ah ee laga dhiso Dhulka xeebaha badda Soomaaliya si gaar ah dhulka xeebeedka gaaraya  450mitir.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here