Bulshada Jowhar oo loogu Baaqay Furista biyo mareenada Xaafadaha.

0
15

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhismayaasha laga dhiso goobaha hareeraha wadooyinka ayaa sababa in xiliyada roobadka ah biyaha roobka ay ku xirmaan Xaafadaha  taasi oo sababta barkac bulshada danyarta ah ee anaan awoodin in ay dhankooda iska soo xijiyaan saameynta biyaha ku xerma xaafadaha.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here