Tartanka Kubadda Cagta heerka 1aad oo Maanta ka Furmaya Jowhar.

0
23

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xiriirka kubbada cagta degmada Jowhar ayaa shaaciyay in maanta oo Arbaco ah, tartanka kubbada cagta ee Heerka 1aad uu si rasmi ah uga furmayo Magaalada Jowhar.

Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here