Kulan ku Saabsanaa dib u heshiisiinta bulshada oo lagu qabtay Cali Gaduud.

0
20

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan ayaa ku saabsanaa isdhexgalka iyo dib u heshiisiinta bulshada ku nool degmada Cali Gaduuud ee gobolkani shabeellaha dhexe kaas oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Dib u heshiisiinta Maamulka Hirshabeelle.

Waxaa Soo jeedineysa : – Sahro Cabdi Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here