Haween ku nool Dhoobley oo Xaafadaha ka bilaabay ganacsiyo yar yar.

0
10

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Haweenkan ayaa ah kuwa Kaalin mug leh kaga jira wax soo saarka dalka islamarkaana horseed u ah dadka Soomaaliyeed.

Hawenka ku noola degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada hoose ayaa fursad shaqo ka abuuray Xafadahooda kuwaas oo ku sameystay ganacsiyo Yar Yar sida iibinta dharka, qudaarta, iyo Rashiinka qutul daruuriga.

Waxaa Soo jeedineysa : – Sahro Cabdi Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here