Wacyigelin la xiriira Xaalufinta Deegaanka oo laga bilaabay Muqdisho.

0
21

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ololahan oo loogu magacdaray ka wacyigali dadkaaga jarista dhirta ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, Qaar kamid ah madaxdii ka soo qeyb galay ayaa bulshada Soomaaliyeed ku dhiiragaliyey beerista dhirta iyo joojinta xaalufka Deegaanka.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here