Shir looga hadlayey Maamul wanaaga Maaliyadda oo lagu qabtay Muqdisho.

0
18

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka maaliyadda dowladda FS mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka billaha ah ee guddiga maamul-wanaagga maaliyadda ee magaciisa loo soo gaabiyo FGC, kaas oo ay ku mideysan yihiin Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hey’adaha Dhaqaalaha Adduunka ee wada-shaqeynta la leh Dowladda.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here