Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada muqdisho ka dhagax dhigay xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya.
Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.