Shir looga Hadlayay Xaalada Barakacayaasha oo Baydhabo lagu qabtay.

0
29

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Si loo Xoojiyo Xiriirka Hey’adaha Samfalka iyo Horjoogayaasha Kaamamka ay degan yihiin dadka Barakacayaasha si loogu jabaabo baahiyaadka ay qabaan islamarkaana meesha loogu saaro dhibaatooyinka ay dadka Danyarta ah la kulmaan oo aan laga warqabin ayaa Baydhabo lagu qabtey kulan ku saabsan isku xirka Hay’adaha Samafalka iyo Barakacyaasha ku nool KGS.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here