Isticmaalka Malabka Shinida oo ku soo badanaya Magaalada Jowhar.

0
12

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Malabka ayaa waxaa lagu tiriyaa waxyaabaha dabiiciga ah ee leh faa’iido badan oo aan la soo koobi karin hadii ay ahaan lahayd mida caafimaad oo ah tan ugu muhiimsan gaar ahaan marka malabka aan loo dhaweeyn maadooyin ilaaliya kuwaasi oo ah kiimikooyin lagu daro si loo ilaaliyo malabku.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here