Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadka ku nolol kamamka Barakacyaasha ee Magaalada Jowhar ayaa inta badan ah kuwa aan helin waxyaabaha as-aasiga u ah Bulshada sida Cafimaadka, Waxbarashada, biyaha iyo cuntada.
Waxaa Soo Jeedineysa : – Sahro Cabdi Xuseen.