Isbitaal lagu daaweyn doono xanuunada Ilkaha oo laga hirgeliyay Muqdisho

0
14

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Muqdisho ee caasiamada dalka ayaa laga daahuray Isbitaalka Megan dentist ee daaweynaya xanuunada Ilkaha.

Munaasabada waxaa goob jooga ahaa wasiir ku xigeenka wasaarada caafimaadka Soomaliya dhaqaatir iyo marti Sharaf kale.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here