Qalab iyo Daawo caafimaad oo la gaarsiiyay Isbitaalo ku yaala degmada Afgooye

0
23

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qalabkan iyo Daawoyinka Caafimaad ee lagaarsiiyey Deegaanka Tawakal Ee Degmada Afgooye ayaa ahaa mid ay baahi badan u qabeen Xaruumaha Caafimaad ee ka jira Deegaankaasi, waxaana gaarsiiyey Hey’adda Gedo waxaana Gudoomey Maamulka Deegaanka Tawakal.

Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here