Ololaha Talaalka Dabeysha oo laga bilaabay Magaalada Kismaayo.

0
17

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Kismaayo xarunta kumeel gaarka ee dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa  lagu qabtay munaasabad lagu daah-furaayay Olalaha Talaalka Dabaysha ee deegaanada Jubbaland kaas oo socon doona muddo todobaad ah.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here