Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shirkaan oo shir gudoominaayey Ku simaha Madaxweynaha ahna Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Nuur Maxamed Macalin oo ay Wehliyaan Wasiiro, La-Taliyaal iyo Saraakiisha Hay’addaha Amniga ayaa waxaa looga hadlaayey amniga iyo Sidii loo hormarin lahaa arimaha Biniadanimada iyo Xiriirka.
Waxaa Soo Jeedineysa : – Xalimo cali.