Horumar dhanka ganacsiga oo laga dareemayo Suuqyada Xaafadda Horseed.

0
30

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tani iyo dagaal beleedyo kala duwan oo ka dhacay dhanka bari ee Magaalada Jowhar waxaa hoos u dhacay isku socodka ganacsiga suuqa xaafadda Horseed balse hadda Waxaa dib u kabasho laga dareemaya ganacsiga suuqa xaafadaas waxana jira dhaqdhaq dhanka maciishada ah.

Waxaa Soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here