Deegaano katirsan Somaliland oo laga cabsi qabo in ay ku dhuftan Cayayaano Ayax ah.

0
29

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimaha guud ee Wasaaradda Beeraha Soomaliland ayaa ku dhawaaqay inay kooxaha ka hor-tagga iyo la-dagaalanka Ayaxa u direen saddexda gobol ee kala ah Awdal, Saaxil iyo Togdheer, si ay sihabsimo leh uga shaqeyaan ka hortagga iyo baabi’inta Ayaxa.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here