Qasaaraha dabkii ka Kacay Suuqa Xaafadda Hantiwadaag oo laga shiray.

0
22

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), iyo Guddiga Gurmadka qaran oo ay ugu horeyaan Wasiirada Wasaaraddaha, Cafimaadka, Waxbarashada, Guddoomiye SoDMA ayaa Xarunta NEOC ku qaatay kulan diiradda lagu saaray sidii jawaab soo kabasho looga bixin lahaa qasaaraha ka dhashay dabkii ka kacay suuqa Hanti-wadaag ee magaalada Jowhar.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdiacsiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here