Gabdhaha la imanaya hal abuurka ganacsi oo ku soo badanaya Magaalada Jowhar.

0
106

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tani waa Sabriin Saalax Cali waxa ay ka mid tahay hablaha ku nool Magalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle waxa ay gobolkani ka hergelisay carwo Maliki oo lagu iibiyo electarooniga iyo waxyalaha ay hablaha isku qurxiyaan mar aan xaruunteeda shaqo ku booqday ayaa waxa ay idaacadda Isnaay u sheegtay waxyaalaha ay ku iibiso carwadaan.

Waxaa Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here