Haween ku nool degmada Jarrati oo la gaarsiiyay deeq isugu jirta xoolo iyo abuurka Beeraha.

0
20

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xafiiska Beeraha Doowlad deegaanka Soomalida itoobiya ayaa magaalada Jarrati ugu qeeybisay 360 neef haweenka danta yar ee degmada.

Deeqda ayaa sidoo kale waa qeeyb ka ahaa abuurka beeraha iyo calafka xoolaha.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here