Dhismaha xarun caruurta danyarta lagu bari doono culuumta diiniga oo laga bilaabay degmada Luuq.

0
17

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Si Kor loogu qaado Tayada Aqoonta Caruurta soo Koreysa ayaa waxaa Degmada Luuq ee Gobolka Gedo laga Bilaabey Dhismaha Xaruun Cusub oo isugu jirta Masaajid iyo goob lagu baran doono Cilmiga Shareecada Islaamka.

Waxaa Soo Jeedinaya:-Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here