Beeraleyda Magaalada Jowhar oo udiyaar garooway tacabka beeraha ee xiliga deyrta.

0
43

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sanad walba tacabka beeraha waxaa Saameeyn ku yeesha fatahaadaha Wabiga Shabeelle iyo daadka roobka oo isbiirsada.

Hatan qaar ka mid ah Beeraleyda Jowhar ayaa bilaabay digaar garoowga xili tacabashada beeraha ee deyrta waxa ayna rajo wanaagsan ka qaban in ay helaan wax soo saar tayo leh oo ay ka badbadaan fatahaada.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here