Xildhibaanada gollaha deegaanka Jowhar oo Bulshada ugu baaqay in ay ka qeyb qataan dib udhiska wadooyinka.

0
22

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaro Isu jira,Mucalimiin, ururo bulshada rayidka ah iyo Xildhibaano golaha deegaanka Jowhar ayaa Magaalada ka bilooway olole nadaafadeed iyo dib u dayactirka wadooyinka ah.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdfitax Axmed.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here