Dhalinyaro ku nool Magaalada Dhoobley oo noloshooda ka maareeya iibinta Hilibka.

0
15

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaro badan oo ku dhaqan degmada Dhoobley ayaa ka shaqeysta Kawaanada lagu iibiyo Hilibka noocyadiisa kala duwan kuwaas oo ka mareeya noloshooda iyo mida qoyskooda.

Waxaa Soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here