Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaarada shaqo galinta arimaha bulshada iyo Qoyska maamulka Somaliland Cali Cumar Maxamed ayaa magaalada Hargeyso ka daah-Furay kullan ku saabsan sidii loo sameen lahaa qorshaha siyaasada Daryeelka bulshada ee Maamulka Somaliland.
Waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.