Dowladda Soomaaliya oo Abaalmarin gudoonsiisay Caanshuur bixiyaasha Muqdisho.

0
29

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya ayaa waxaa Magaalada Mugadisho ku qabatay kulan ku saabsan Mahadcelin iyo Abaalmarin la gudoosiinayey Canshuur-bixiyeyaasha Soomaaliyeed.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-galay Masuuliyiin kala duwan oo ka kala socdey Kambaniyada iyo shirkadaha Gaarka loo leeyahay ee Dalka, waxaana ugu horeeyn kulanka ka hadlay Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed Maxmuud Abdikariin.

Wxaa Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here