Ðeeq Gar gaar ah oo lagaarsiiyay Qoysas danyar oo ku nool Degmada Garasbaaleey..

0
20

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hay’adda mareeynta Musiibooyinka qaranka soomaliyeed ee SoDMA ayaa qoysas dan yar ah deeq rashiin Qamadi ah ugu qeeybisay Degmada Garasbaaleey ee Duleedka magaalada Muqdisho.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here