Deeq Gar gaar ah oo la gaarsiiyay Qoysas ku Nool Degmada Masegawaa ee gobolka Galgaduud.

0
46

Jowhar – ( Radio Isnaay )-  Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMa ayaa Magaalada Mesegawaa ee Gobolka Galgaduud gaarsiisay Gaadiid siday Shixnad Gar gaar ah oo loogu talagalay ku nool Magaaladaasi iyo Deegaanada Hoos yimaada.

Waxaa SooJeednineysa:- Xaliima Cali Ibrahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here