Beeraleyda Magaalada Jowhar oo Bilaabay udiyaar garowga Tacabka Xili beereedka Deyrta.

0
59

Jowhar – ( Radio Isnaay )-  Beeraleyda deeganada hoosyimaada magaalada jowhar ayaa biloway u diyaar garowga tacabka dalagyada ee xiliga deertay waxana diyaarin ku hayaan dhuulbeeredka madaama fooda ay ku soo heyso xili beereedka deyrta.

Waxaa Soo Jeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here