Xaalad dhanka Nolosha ah oo soo Wajahday Barakacayaal ku nool Jowhar.

0
45

Jowhar – ( Radio Isnaay )-  Kaamamkaan waxaa Ku nool dad isugu jira Danyar iyo Naafo Kuwaasi oo Kasoo Barakacay Duleedka Magaalada Jowhar Daruufo jiro Awgeed xeryaha danwadag iyo ciiltire waxaa haatan Kunool dad masaakin Ah islmarkaane u baahan in ay helaan gurmad lagu caawinayo.

Waxaa SooJeedinaya:- Maxamed Nuur Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here