Wasaaradda Waxbarashadda Jubbaland oo la wareegtay iskuulo cusub.

0
18

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Maamulka goboleedka Jubbaland ayaa si rasmi ah ula wareegtay Iskuulka Ganaane ee magaalada Kismaayo kaas oo ay 18 sano maamuleysay hey,ada kafaalo oo ka shaqeysa arimaha waxbarashada.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here