Isticmaalka Miraha Looska oo ku soo Banadaya Magaalada Jowhar.

0
24

Jowhar – ( Radio Isnaay )-  Miraha looska waxaa uu ka mid ahay miraha aadka looga isticmaalo Magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeella kaa oo bulshada u isticmaalaan siyaabo kale duwan islmarkaane muhiim u ah caafimaadka jirka .

Waxaa Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here