Goobaha waxbarashada Magaalada Baladweyne oo dib loo furay.

0
20

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mudo saddex bilood ka dib oo ay xirnaayeen goobaha Waxbarashada magaalada Baladweyne ayaa dib loo furay kadib markii ay kasoo laabteen fasaxa sanad dugsiyeedkii tagay ee 2023-2024.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here