Munaasabad lagu dhiirigelinayay Arday Baratay Culuumta diiniga oo lagu qabtay Baydhabo.

0
20

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabadaan oo aheyd mid ay ku qalinjebineyeen Ardey gaareysa 153 Wax ka bartey Machadka Al Kowba ee Magalada baydhabo ayaa waxaa ka soo qeyb galey Maamulka iyo macalamiinta machadka, Culimaa’udiin, Walaadinta Ardeyda Iyo Marti sharaf kale.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here