Beeraleyda Doolow oo ka Cabanaaya Cayayaano dhibaato ku haayo Beerahooda.

0
12
Jowhar ( Radio Isnaay ) – Wax soo saarka tacabka dalagyada ee beeraleyda degmada Doolow ayaa ah mid ay siweyn ugu tiirsanyihiin dadka ku nool gobolka Gedo balse Beeraleyda Degmada Doolow ayaa Dhibaato ku qaba Cayayaano inta badan ka cuna dalaqyada la beero oo ay ka mid yihin geleyda, digirta masagada ,Yaanyada, Liin dhanaanta iyo kuwa kaloo badan.
Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here