Dhalinyarada Jowhar oo loogu Baaqay in ay door muuqda ka qaatan ka hortagga fatahaadaha.

0
24

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Saalim Axmed Saalim oo kamid ah Beeraleyda Magaalada Jowhar ayaa dhalinyarada ugu Baaqay in la Caratuuro Goobaha uu ka Jilicsanyahay Wabiga Shabeelle ka Hor inta uu San Biyo Keenin Xilliga Tacabka ka Hor.

Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here