Bulshada Jowhar oo Soo dhaweeyay dhismaha Waddooyinka Magaalada.

0
18

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shacabka ku nool Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa ka hadlay muhiimada ay u leedahay dhismaha waddooyinka waaweyn ee Magaalada kuwaasi oo sheegay in dhibaato ay ku qabeen marista wadooyinka waaweyn ee Magaalada Jowhar.

Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here