Beeraleyda Mahadaay oo dib Ubilaabay Tacabka Beeraha kadib Saameeyntii Fatahaada Wabiga.

0
29

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada Buurfuule ee hoostagta degmada Mahadaay waxaa saameyn xoogan ku yeeshay fatahaad uu ka geystay Wabiga Shabeelle taa oo cagta marisay dhuulbeereed baaxweyn leh waxana beeraleyda ay inoo sheegen  in haatan ay biloween tacabka dalagyada kala duwan ee deegaanku uso saaro.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdfitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here